Fanaaniin Soomaaliyeed oo hees cusub ka sameeyey khatarta cudurka Covid-19

Fanaanka caaanka ah ee Aar Maanta  iyo kooxda Muusig soo-saarayaasha ee Waqal Studio, ayaa daah-furay iskaashi cusub oo ay hees si wada jir ah kula sameeyeen qaar ka mid ah kuwa ugu caansan Fanaaniinta Soomaalida, si ay dadka uga wacyi-galiyaan halista uu fayraska Korona ku hayo Soomaaliya, kaasoo wali khatartiisu ay dalka ka jirto. Heestan … Continue reading Fanaaniin Soomaaliyeed oo hees cusub ka sameeyey khatarta cudurka Covid-19